SHITAAWE MESSENGER:- KULA XIRIIR ASXAABTAADA IYO EHELKAAGA, KANA MID NOQO BULSHADA ISTICMAALEYSA.

0
358

shitaawe_mesengerShitaawe Messenger, Waa Adeeg kuu sahlaya, kuguna xiraya Saaxiibadaada iyo Ehelkaaga Meel kasta oo ay joogaan, aadna ku isticmaali karto Taleefankaaga gacanta.

Markii ugu horeysay Barnaamijkan oo uu hergeliyay Mohamed Ali Madka, oo ah Saxafi iyo xirfadle IT ah ayay isticmaalkiisu ku biireen dad u badan Soomaali, kuwaasi oo kaga maarmey isticmaalka Barnaamijyada WhatsApp iyo kuwa la mid ah.

Shitaawe oo u shaqeynaya Sida WhatsApp, wuxuu u qaab dhow yahay VIber, inkastoo aanu lahayn is wicitaanka tooska ah, hase yeeshee waxaa lagu dirsan karaa Codadka marka la duubo ama Clips, Wuxuu kaga duwan yahayse Application-na kuugu jira Mobile-kaaga oo aad ugu diri karto mobile kale.

Marka aad soo degsatid Shitaawe Messenger, Wuxuu ku weydiinayaa inaad geliso numberka Simcard-ka ku jira Madaxa Telkaasi, Si Automatic ah ayuuna kuugu soo dirayaa CODE, kaasi oo si Automatik ah isu gelinaya, Kadib Wuxuu kuu soo saarayaa Halkii aad gelin lahayd Magaca aad ku isticmaaleyso, marka aad geliso, Wuu kuu furmayaa.

Haddii asxaabtaada numberadooda kuu keysan yihiin uu ugu jiro Shitaawe (Micnaha horey ugu shubteen), Waxaad arki doontaa inta adeegan heysata, iyo inta Online-ka ah, Haddii aaney heysan, waxaad u baahan tahay in aad ku casuunto iney soo degsadaan.

Halkan ayaad asxaantaada ugu diri kartaa iney soo degsadaan.

mesenDadka si gaarka ah u wada shaqeeya, si gaar ah ayay u isticmaali karaan, waase in dhamaantood ay taleefanada ku wada shubtaan, mana jirto cid la wadaageysa, inta numbaradooda keydsatey oo heysata maahee.

Wuxuu qofka sameysan karaa Groups (Kooxo) si gaar ah ay u xiriiraan oo aaney cid kale soo faro gelin Karin iyo kuwa lala wadaagayo, iyo habkii caadiga ahaa oo uu dhamaan bulshada kula xiriiri karo sida WhatsApp.

Waxaa laga yaabaa in marka ugu horeysa ee aad soo degsato (DOWNLOAD) kuna shubatid aad arki weyso wax Online ah, taasi waxaa keeni kara in dadka taleefanadooda kuu keydsan yihiin in aysan lahayn, ama kuwa heysta in aadan nambarada taleefadooda aadan heyn.

Haddaad u baahan tahay in aad ka mid noqoto Dadka horey u heystay ama Group-yada aadka loogu isticmaal badan yahay, ku darso Numberadan soo socda, si aad u aragtid:

00252615570626

00252615573762

00252615543833

Ama Halka Search ay ku qoran tahay, marka aad ku shubatid, Geli @shitaawe,

Sawirka Logada, iyo Background-ka,Waxaa loo doortey muujinta dhaqanka Soomaaliga iyo in uu yahay adeeg Soomaalidu leedahay, Magaca Shitaawe, Waa Gaari Bas ah oo waayo hore Soomaaliya laga isticmaali jirey.

Hergelinta Barnaamijkan, waxaa Suuro gelisay Shitaawe Web Solutions oo Host gareysay website-yo badan oo Soomaalidu leeyihiin, kana mid ah Shitaawe Inc

 

Faahfaahin Dheeri ah:

Hadaad u baahan tahay Faahfaahin Dheeri ah, Ku soo dir weydiintaada:

Shitaawe@shitaawe.net

dalmarpress@gmail.com

 Twitter: @madkacali

 DOWNLOAD SHITAAWE MESSENGER


dowload_shitaawe

Halkan ka Dowload gareyso Shitaawe Messenger, waqti badan ma qaadanayo, haddii xitaa qadka aad isticmaaleyso awoodiisu yar tahay.

Mahadsanid…. Soo Dhowoow, Isticmaal wanaagsan.

Ha Iloobin inaad save-gareysatid Nambaradan soo socda, si aad u aragtid: laguuna Caawiyo.

00252615570626

00252615573762

00252615543833

 Ama Halka Search ay ku qoran tahay, marka aad ku shubatid, Geli @shitaawe,

Fiiro gaar ah: Numberka telkaaga ma arkayaan dadka aan horey u heysan,

SHARE