Carlo Anceloti Oo shaaciyay kooxda Uu Qaban Doono

0
183


WARAR DARAY AH

  • Cabsi soo wajahday shacabka gobolka Shabelaha dhexe
  • Deg deg:ciidanka Galmudug oo lawareegay deegan ay Al-shabaab kusug naayeen
  • Ciidamo fara badan oo gaaray deegaanka Galinsoor
  • Kooxo hubeysan oo afduubtay shaqaalo gar gaar
  • Dhagayso:warka subax ee Radio Danan 13-10-2015
  • Daawo Sawirro Diyaaradii xalay kusoo dhacday deegaanka Carbiska
  • Gudoomiye Jawaari oo kulan degdeg ah maalinta bari ugu yeeray Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheikh
  • Faah faahin laga helaayo Diyaaradii soo dhacday caawa
  • Deg deg:Diyaarad goordhow kudhacday agagaarka degmada Afgooye
  • Dad careysay oo gubay guriga Sarkaal katirsan ciidanka Somaliland

download (2)

Carlo Ancelotti macalinkii hore ee kooxda Real Madrid ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu diyaar u yahay qabashadda xilka macalinimo ee Kooxd Bayern Munich.

Daily Express ayaa waxaa ay qoreysaa in maamulka sare ee kooxda Bayern Munich ay heshiis la gaartey macalinkan ANcelotti.

Guardiola ayaa waxaa uu dhawaan shaaciyey in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Bayern Munich isagoona sheegey in uu qabanayo Manchester City sanadka danbe.

shalay ayeey aheyd markii uu Ancelotti sheegey in u doonayo dib ugu noqoshadda horyaalka Ingriiska.