Tirada isticmaasha WhatsApp Maalintii oo la shaaciyay, Ma rumeysan kartaa?

0
277

whats

Adeega fariimaha Mobileka ee WhatsApp ayaa gaaray hal bilyan oo qof bishii.

App-ka oo uu leeyahay Facebook ayaa ka hormaray massenger app-ka fariimaha mobilke ee Facebook, taasoo gaarta 800 milyan oo qof bishii.

Shirkada Facebook ayaa sheegtay in 42 bilyan oo fariimo iyo 250 milyan oo Video la isugu diray WhatsApp maalintii.

Laakiin dadka qaar ee ka faalooda arrinta ayaa sheegay in WhatsApp ay wali ka danbayso tartanka suuqyada qaar.

“WeChat ee Shiinaha ayaa leh in ka badan 500 oo qof oo isticmaala, halka Line ay dad badan isticmaalaan Japan, iyo Kakao Talk oo aad looga isticmaalo Kuuriyada Koonfureed. Laakiin WhatsApp ayaa ah mida ugu isticmaalka badan caalamka.

Xafiis wareedka Dulqaadka.com (Dulqaadka Media)

Muqdisho, Soomaaliya

E-mail: dulqaadkanews@gmail.com

QARAX GOOR DHOW KA DHACAY MUQDISHO

WARARKII IYO SAWIRADII UGU DABEEYAY DIYAARADII DAALO

 

SHARE