Barnaamijka Dilaaga weriyaha oo lagu faaqidayo ciddii ka dambeysay dilalkii Saxaafadda ee Soomaaliya -Video

0
1318

Barnaamijkaan waxaa uu ku saabsan yahay dilalka waayihii la soo dhaafay loo geysanayay saxaafadda ka shaqeysa Soomaaliya, iyadoo mid ka mid ah dadka la tuihunsan yahay ku lug lahaanshaha arinkan lagu magacaabo Xasan Xanafi Xaaji oo ah maxbuus ka tirsanaa ururka Al shabaab.
Barnaamijkaan waxaa soo jeedinaya soona saaray Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Arfika oo ka tirsan Raadiyaha iyo Telefishinka Dowladda federaalka ee Magaalada Muqdisho.

Halkaan hoose ka daawo barnaamijka oo dhameystiran.

Riix HALKAAN SI AAD U DAAWATID SNTV OO SI TOOS AH U SII DEYNAYA IMINKA

Xafiis wareedka Dulqaadka.com (Dulqaadka Media)
Muqdisho, Soomaaliya
E-mail: dulqaadkanews@gmail.com

SHARE