Dhageyso:Fanaanka Axmed Naaji oo ka cabanaya Soomaali cunsuriyeysay.

0
239

axmed_naaji-563x353

Heerka ay Soomaali cunsurinimo ka gaartay, waxaa magaalada London lagu cunsuriyeeyay Al-Ustaad Axmed Naaji Sacad oo la ogyahay heerka ay wadaniyaddiisa iyo dal jaceylkiisa gaarsiisan yihiin. Axmed Naaji ayaa sheegay in isagoo London dhex socda ay dad Soomaali ah ay shaki geliyeen Soomaalinimadiisa, iyagoo weliba sida Fannaanka sheegay ku xantamay in ay fiicnaan lahayd in uu Arrimaha Soomaalida iska daayo bacdamaa uu yahay nin carab ah oo aan Soomaali ahayn.

HOOS KA DHEGEYSO

Isha: siyaaso.com

SHARE