Dr. Qooto Qooto (Sheekada ugu qosolka badan) -VIDEO

0
958

Dr. Qooto Qooto waa sheeko laga sammeeyay waxyaabo badan oo ay Soomaalida Qooto-Qooteeyaan ama haddii aan si kale u dhahdo ay been been ku sammeeyaan amaba ku gaaraan. Waxaa wax ka jilaya sheekada Qooto Qooto Cabdi Maaxi Munye oo isagu dhawaan soo qaaday heesta Qooto Qooto oo noqotay hees ay Soomaalida si weyn ula dhaceen. Cabdi Laftiisa ayaa sheekada ku jilaya Dhaqtar Qooto Qooto ah (been been ah).

Jilayaasha kale waxaa ka mid ah Cabdiraxmaan Aw-koombe, Feynuus Shiikh Daahir, Faadumo Shaxshaxleey, Xuseen Shire Ciyaar Jecel, Aamina Kuluc, Laki Xaaji Wacays, Fowsiyo Fanka, Idiris Teembo iyo kuwo kale.

Haddaba Riwaayaddan oo hordhaceeda ay jileen fannaaniinta ayaa waxay dhawaan ka bixi doontaa TV-ga Universal.

HOOS KA DAAAWO SHEEKADA

HADABA AKHRISTE, SIDEE U ARAGTAA ARRINTAN.
KU QOR MEESHA HOOSE ARAGTIDAADA, SIINA SHARE GAREE.
MAHADSANID.

Dulqaadka.com