5 SAWIR OO KA MID AH SAWIRADA QOSOLKA LEH EE DULQAADKA IDIN SOO XULEEN (DAAW0)

0
325

July 28 (Dulqaadka)—Maanta, Waxaan idin soo xulney Sawirada 5 waxyaabood ama qofood oo funny ah, Adigaa Yaabi doona Marka Sawirada aad daawato, waxayna ka mid yihiin Macluumaadka aan idin soo aruurino, si bulshadeena nagu taxan ay ugu Madadaalaan, aqoon uga kororsadaan, Isla markaasina nala Qosol Wadaagaan.

Shabakada Dulqaadka.com Sidey Horey idinkaga Balan qaadeen Macluumaadkani iyo kuwa kale Joogto ayay noqonayaan, Mar kasta waan texgelineynaa Codsiyada Akhristayaasheena aadka u jecel nahay.

Waana kuwa sawirada ee Hoos ka eega.

weird-bizarre-pic-dump-pictures-images-photos-2 weird-bizarre-pic-dump-pictures-images-photos-6 weird-bizarre-pic-dump-pictures-images-photos-7 weird-bizarre-pic-dump-pictures-images-photos-9 weird-bizarre-pic-dump-pictures-images-photos-10

Fikradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fikradaha:

Fiiro gaar ah: Haddii aad heyso sawiro Funny ah, noogu soo dir email: dulqaadkanews@gmail.com

SHARE