SAWIRADA QOSOLKA: 10 SAWIR OO CAJIIB AH (DAAWO)

0
433

Funny Pictures, Maanta, Waxaan idin soo xulney Sawirada 10 waxyaabood ama qofood oo funny ah, Adigaa Yaabi doona Marka Sawirada aad daawato, waxayna ka mid yihiin Macluumaadka aan idin soo aruurino, si bulshadeena nagu taxan ay ugu Madadaalaan, aqoon uga kororsadaan, Isla markaasina nala Qosol Wadaagaan.

Bahda Dulqaadka.com Sidey Horey idinkaga Balan qaadeen Macluumaadkani iyo kuwa kale Joogto ayay noqonayaan, Mar kasta waan texgelineynaa Codsiyada Akhristayaasheena aadka u jecel nahay.

Waana kuwa sawirada ee Hoos ka eega.

Funny-Man-OutFit-Pants-Making-you-smile-600x451 funny-pictures-of-indian-drunk-people-115 funny-protest-on-donkey gasdelivery i-love-my-husband indian_funny_people_evpms_Indya101dotcom indian-concept-car indian-donkey-funny-parking indian-funny-grandma indian-girl-funny-love-picture

Fikradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fikradaha