SAWIRO FUNNY AH: (DAAWO SAWIRO QOSOL LEH OO CUSUB)

0
1973

13/08/2016, (Dulqaadka)— Iyadoo Akhristayaasheena ay Sida badan naga soo codsadaan Macluumaadka Funny-ga ah, La yaabka iyo Arrimaha Jaceylka ayaan anaguna hadaan Nahay Bahda Dulqaadka.com arrimahaasi aad u texgeliney, sidaasi darted, Maalmaha Soo socda waxaa lagu soo kordhin doonaa Bogga Dulqaadka.com Macluumaad aan horey looga Baran.

Sidii Caadada ahayd waxaan Idin soo xulney Sawiro Funny ah oo aan is leenahay akhristayaasha Ha ku nasteen, Hana ku Nafiseen, Maadaama Qosol iyo Maad ay Xambaarsan yihiin.

Sawirada Maanta ee Funny-iga ah Hoos ka Daawo.

indian-concept-car indian-donkey-funny-parking indian-funny-grandma indian-girl-funny-love-picture IndianPoliceFunny pakistani-politicians-funny-picture-600x462 realfunnyindianpeoplepictures

Dulqaadka.com