Leonardo DiCaprio oo Baaskiil Wata, markii gaaraiga uu ka ciladoobey.

0
85

Leo5

Oscar winner Leonardo DiCaprio ayaa lagu magaalada New York asigoo ku dhex wato baaskiil xili uu nasiino ku jiro jilaagaan caanka ah.

Bilawgii todobaadkan Leonardo DiCaprio gaarigiisa Range Rover-ka asigoo wato ayuu galay shil sahlan balse halis weyn ayuu xidigaan gali rabay.

Waayo booliska waxay sheegeen xiliga uu shilka la galaayay Leonardo DiCaprio in dareenkiisa uu maqnaa sidoo kalena la sheekeesanaayay labo saaxiib oo gaariga la saarnaa wuxuuna jiir rabay haweenay kale oo gaari wadatay.

Shilkii Leonardo DiCaprio uu galay wuxuu sababay in haatan uu baaskiil ku xaragooda xiligiisa nasiinada asigoo ku dhex wato magaalada New York.

Dulqaadka.com

SHARE