SAWIRO CUSUB OO QOSOL BADAN (DAAWO)

0
1775

Muqdisho, (Dulqaadka)-Sidii caadada ahayd ee akhristayaasha ku taxan Shabakada Dulqaadka.com ay nooga barteen Waa qeyb ka mid ah Sawirada Qosolka (Funny), Maada iyo Madadaalada lahaa ee aan idin soo gudbin jirney.

Maanta waxaan idin soo xulney Sawiro aan is leenahay Akhristayaasha Marka ay daawadaan Qosol iyo Maadba wey ka heli doonaan

Haddii aad u Baahato Sawiaradii Hore ku raadi Tag Sawiro funny, Sawiro Qosol leh,

Rag Calool weyn leh, Tolloow Goormey Dhali doonaan,, Qosol badanaa
Rag Calool weyn leh, Tolloow Goormey Dhali doonaan,, Qosol badanaa
KUbada Mar bey kula tagtaa, Habka uu u fadhiyo ma aha mid uu ku talo galay
KUbada Mar bey kula tagtaa, Habka uu u fadhiyo ma aha mid uu ku talo galay
Dacas Tii-tiin laga sameeyay, Hab casri ah ma oran karnaa, Dantuba ha keentee
Dacas Tii-tiin laga sameeyay, Hab casri ah ma oran karnaa, Dantuba ha keentee
Xarago Hadaaney Qashin ku dhex seexin oo Sawir ku gal ku oran, iyadaaba Xarago ah
Xarago Hadaaney Qashin ku dhex seexin oo Sawir ku gal ku oran, iyadaaba Xarago ah
Toloow Ninkani Shaxaad wuu dhameeyay, mar haduuba ku fadhiyo dhabta labo nin, kuna qanciyey in ay ogolaadaan
Toloow Ninkani Shaxaad wuu dhameeyay, mar haduuba ku fadhiyo dhabta labo nin, kuna qanciyey in ay ogolaadaan
kkkk, Tinta Shiirka miyaa Fiilo noqotey, See Camal yaaqaanoow maxaa lagu jarooyaa
kkkk, Tinta Shiirka miyaa Fiilo noqotey, See Camal yaaqaanoow maxaa lagu jarooyaa
Adigoo Tabar yar Suuqa ama wadada Sidan ha kugu qabsato, Maxaa dhib ah hee....
Adigoo Tabar yar Suuqa ama wadada Sidan ha kugu qabsato, Maxaa dhib ah hee….

La soco Sawirada Cusub ee aan soo bandhigi doono ama Booqo kuwa aan horey u daabacney, Haadddii aad daalan tahay waad ku nafisi doontaa

Dulqaadka.com