Funny Pics: Sawirada ugu Qosolka Badan oo Cusub (DAAWO).

0
631

Todobaadkan waxaan idin soo gudbineynaa Sawiro ka mid ah sawirada Funny-ga ah ee aan u soo xulno akhristayaasheenii aan aadka u jecel nahay, kuna dadaalno in aan codsiyadooda texgelino.

Sawirada aan idin soo gudbineyno waxaan hubnaa in qosol badan ay kaa keeni doonaan, aadna ku nafisi doonto.

 abuul_mooto baabuur_qufu; babauur_dameer barkin baskiil_qoys dabo_taabasho funny_computer

 

 

Haddii aad heyso Sawiro Funny ah noogu soo dir: Dulqaadkanews@gmail.com

Dulqaadka.com