Shactiroole Johnny Lever ma yahay boqorka Ciyaaraha Dance-ga Bollywood-ka(DAAWO SAWIRO)

0
270

Inta badan Bollywood-ka marka Dance laga hadlaayo waxaa lasoo hadal qaadaa Shammi Kapoor, Mithun Chakraborty, Govinda, Hrithik Roshan, Shahid Kapoor, Tiger Shroff iyo kuwo kale.

lever

Balse ma ahan arin wanaagsan in shactiroolaha halyeega ah Johnny Lever la xaqiro madaama uu marar badan shaashada ka muujiyay inuu xirfada Dance-ga leeyahay wax walbo oo cayaarta la xariirana uu sameyn karo.

Hadaba aqriste hoos kaga bogo 7-sawir oo cadeyn u ah in Johnny Lever uu boqorka Dance-ga Bollywood-ka ee aan la sheeg sheegin inuu yahay:

1. Kabhi Khushi Kabhie Gham. (2001)

None animated GIF

2. Tilak. (1992)

None animated GIF

3. Koyla. (1997)

Loading…

None animated GIF

4. Anari No.1. (1999)

None animated GIF

5. Mahakaal. (1993)

None animated GIF

6. Raja Hindustani. (1996)

None animated GIF

7. Kuch Kuch Hota Hai. (1998)

None animated GIF

Dulqaadka.com

SHARE