Farriin ka timid Abwaan Sangub oo ku xanuunsanaya Magaalada Muqdisho [Akhri una ducee..]

0
233

Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise (Sangub) ayaa oo ku xanuusanaya magaalada Muqdisho ayaa farriin u soo dirtay shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka codsaday umadda Soomaaliyeed ay u soo duceeyaan.
Abwaanka oo ay booqdeen Abwaan Guure iyo Weriye C/maalik Coldoon, lana dhigay Isbitaalka Digfeer ayaa waxay ka soo qaadeen farriintan culus:

U Duceeya Abwaan Sangub”

Abwaan Guure ayaa yiri: Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) Oo Caafimaadkiisu Aad U Liito Ayaa Na soo faray Fariin Culus, Aniga iyo Wariye C/maalik Coldoon. Waxa uu nagu yiri Abwaan Sangub” U Sheega Dadkeeyga Ha ii soo Duceeyeen”,
Haddaba waa idiin Sheegnee U Duceeya Abwaankiina.

abwaan-sangub-640x445

U Duceeya Abwaan Sangub”

Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) Oo Caafimaadkiisu Aad U Liito Ayaa Na soo faray Fariin…

Posted by Abwaan Guure on Wednesday, October 5, 2016

Dulqaadka.com

SHARE