LIVE: Toos U Daawo kulanka u dhaxeeya Banaadir iyo Dekadaha

0
118

Waxaa Goordhow soo dhamaaday qaaybta Hore ee Cayaarta ay dheelayaan kooxaha Dekedda iyo Naadiga dalka Jabuuti ee Telkom FC waxaana lagu kala Nastay bareejo 1-1 ah.
Cayaartaan oo ah mid aad u adag ayaa lagu dheelayaa Garoonka Xasan Guuleed ee Magaalada Djabuuti waxaana lasheegayaa in hadii ay sidaa ku dhamaato ay ku hari doonto Dekedda Maadaama Koobka ay Marti geleneyso Soomaaliya halka Wararka qaar ay leeyihiin Waxaa lagu kala bixi doonaa Rigoorayaal,
Goolka kooxda Dekedda waxaa u dhaliyey Cayaaryahanka Bile Muxiyadiin Goolkaas oo ahaa kan bareejada Cayaarata ka dhigay,

koonis

HALKAAN TOOS UGA DAAWO

fc Banaadir Vs Dekadda
Koobka General Dauud
#MogadishuCableTv
Live From Konis Stadium
#Toos_Mogadishu

Posted by Mogadishu Cable TV on Monday, October 10, 2016

SHARE