10 Sawir oo Funny ah, Qosol badan (SAWIRO CUSUB DAAWO)

0
1018

Muqdisho, (Dulqaadka):-  Dunida waxyaabo la yaab iyo Qosolba leh ayaa ka dhaca, kuwaasi oo Mararka qaarkood loo soo gudbiyo Qaab Madadaalo iyo Qaraaxo ah, halka Mararka kale loo soo tebiyo Hab dhacdo gudbin ah.

Sidii asxaabta ku taxan Bogga Dulqaadka.com ay nooga barteen, waxa aan u soo gudbinaa waxyaabaha Qosolka, Maada, cilmiga, Wararka dhacdooyinka, Ciyaaraha iyo Sheekooyinkaba leh.

Maanta waxaan idin soo xulney dhowr sawir oo marxalado kala duwan ah, kuwaasi oo ah Sawiro Qosol iyo Qaraaxo (FUNNY).

Haddii ay jiraan sawiro iyo Macluumaad kale oo aad heyso, aadna jeclaan lahayd in bulshada loo gudbiyo, waxaan kaa codsaneynaa in aad noo soo gudbiso.

Sawirada waxaad ka daawan kartaa Qeybta Hoose, Haddii aad u baahan tahay sawiro kale oo Funny ah, isticmaal Tag Sawiro Funny ah ama sawiro qosol leh.

eri fun  funny-sadhu haaaa hee iskuul moo om vi

funny-507x640

ARAGTIDAADA HOOS KU QOR