Fanaanada Faadumiin oo soo saartey Hees Cusub, JUG I SII (DAAWO)

0
834

Fanaanada Faadumiin ayaa soo saartey Hees Cusub oo la magac baxdey JUG I SII, taasi oo durbaba yeelatey saameyn aad u xoog badan.

Fanaanada oo looga bartey in ay soo qaado Heesaha Banaadiriga (XAMARI) ayaa Heestani oo ah Hees banaadiri ah, waxay ka mid noqoneysaa heesaheeda kuwa loogu jecel yahay.

Marka laga soot ago miraha iyo Laxanka Macaan, Fanaanadu waxay can ku tahay Hab ciyaareedka u gaarka ah heesaha banaadiriga.

faadu

Hoos ka Daawo Muuqaalka Video-ga Heesta.

Dulqaadka.com