Samsung oo shaacisey in Note 7 ay ku khasaartey.

0
212

Shirkadda teleefoonada ee Samsung ayaa sheegtay in dib u celinta telefoonadeedii qaribmay ee Note 7 ay khasaare keeneen.

Shirikadda ayaa khasaarahani ku sheegtay lacag gaaraysa 4 bilyan oo doolar oo ka go’aysa faa’idada shirkadda ee lixda bilood ee soo socota.

Khasaaraha ayaa ka dhalanaya dib u celinta telefoonada gacanta iyo waliba lacagaha loo celinayo macaamiil gaaraysa labbo milyan iyo shan boqol oo kun.

Billowgii isbuucan ayaa shirikada Samsung waxay ku dhawaaqday inay joojisay iibka telefoonada Samsung Note 7 Ka dib markii lagu arkay cilad xagga batariga ah.

galaxy-note7_curve_phone

sum sum1