Akhriso:Beelaha ay ka soo jeedaan xubnaha Puntland uga mid noqday Aqalka Sare

0
403

Baarlamaanka maamullka Goboleedka Puntland ayaa shalay soo doortay senator-ada maamulkaasi ku yeelanayo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

11-ka xubnood ee la soo doortay waxaa ka mida 3 haween ah, iyadoo laga adkaaday siyaasiyiin hore iyo hogaamiye kooxeed caan ah.

aqalka-sare-puntland-480x251
Hoos ka akhriso magacyada & Beelaha ay kasoo jeedaan:
1- Shukri Aadan Maxamed: Beesha Cumar Maxamuud
2-Hodon Maxamuud Cismaan: Beesha Dhulbahante
3- Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke: Beesha Cismaan Maxamuud
4- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole: Beesha Ciise Maxamuud
5- Siciido Xasan Cismaan: Beesha Warsengeli
6- Cabdirisaaq Xassan Cismaan Jurrile: Beesha Deshiishle
7- Maxamuud Axmed Maxamuud Beesha: Cali Saleebaan
8- Bootaan Bare Samatar: Beesha Jambeel
9- Mahad Daahir Sheekh Nuur: Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable)
10- Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere Beesha Dhulbahante
11- Farxaan Cali Xuseen: Beesha Tenaada Daarood (Leelkase)

Dulqaadka.com