FUNNY PICS: 11 Sawir oo Qosol badan (DAAWO SAWIRO CUSUB)

0
875

Muqdisho, (Dulqaadka):-  Dunida waxyaabo la yaab iyo Qosolba leh ayaa ka dhaca, kuwaasi oo Mararka qaarkood loo soo gudbiyo Qaab Madadaalo iyo Qaraaxo ah, halka Mararka kale loo soo tebiyo Hab dhacdo gudbin ah.

Sidii asxaabta ku taxan Bogga Dulqaadka.com ay nooga barteen, waxa aan u soo gudbinaa waxyaabaha Qosolka, Maada, cilmiga, Wararka dhacdooyinka, Ciyaaraha iyo Sheekooyinkaba leh.

Maanta waxaan idin soo xulney dhowr sawir oo marxalado kala duwan ah, kuwaasi oo ah Sawiro Qosol iyo Qaraaxo (FUNNY).

Haddii ay jiraan sawiro iyo Macluumaad kale oo aad heyso, aadna jeclaan lahayd in bulshada loo gudbiyo, waxaan kaa codsaneynaa in aad noo soo gudbiso.

Sawirada waxaad ka daawan kartaa Qeybta Hoose, Haddii aad u baahan tahay sawiro kale oo Funny ah, isticmaal Tag FUNNY, Sawiro Funny ah ama sawiro qosol leh. AMA BOOQO QEYBTA SAWIRADA FUNNY-GA (RIIX HALKAAN)

SAWIRADA HOOS KA DAAWO

derbifeeryahandunkashobaaskiil_dameerey_dukaanleqalinsuriskor_fuulqosolshiirtotaraaraxmoos_daanyeer

Qeybta Madadaalada iyo Sheekooyinka
Dulqaadka Media (Dulqaadka.com)
Muqdisho, Soomaaliya
E-mail:info@dulqaadka.com