Anuksha Sharma maxaa ka cusub?

0
182

Anuksha Sharma waxaa ay kamid ahayd jilaayaasha filimka Ae Dil Hai Mushki waxaana uu filimkaan noqday mid kamid ah filimada taariikhda u galay aktaradaan.
Maadaama ay horey usoo jishay filimaan badan oo saameeyn ku yeesheen Box Office-ka , waxaad dareemeysaa hadana inuu micno weeyn ugu fahdhiyo saameeynta uu suuqa ka sameeynayo Ae Dil Hai Mushki.
Ae Dil Hai Mushki waxaa uu noqday filimkii afaraad ee Aktaradaan kasoo muuqata kaasi oo Box Office-ka kasoo xareeyey 4th 100 crore ,waxaana ka horeeya filimaanta kala ah PK, Sultan iyo Jab Tak Hai Jaan oo ay horey usoo jishay Aktaradaan.

adhm-beats-rab-ne-bana-di-jodi-becomes-anushkas-4th-highest-grosser-33
Dhamaan filimada hada aktaradaan ay sare ugu kacday waxaa ay lasoo sameeysey seddexda Khan , waana Salman Khan oo ay kala soo muuqatay filimka Sultan, Shah Rukh Khan oo ay lasoo jishay filimka Jab Tak Hai Jaan iyo Amir Khan oo ay la keentay PK.

SHARE