HA KU QOSLIN:Tuug Asaloow.

0
565

Habeen habeennada ka mid ah, Maama Asma oo guri yar oo cariish ah deggan feynuusna ay u daaran tahay, ayaa iyada oo qolkeeda derin ku dhex falkisaneysa, waxaa gurigeeda hoos ka soo qoday tuug caan ah hasa yeeshee markii uu meel iyada u dhow uu madaxa kala soo baxay, ayey Maama si cabsi la’aan ah carrab dhow iyo alalaas iskugu dartay.
Tuuggii markiiba intuu naxay buu dib u cararay, markaa ka dib dadkii deriska ahaa oo qeylada carrab dhowga ah ku soo kacay baa Maama Asma su’aalay waxa ku dhacay?.
Waxey tiri oo ay dadkii u sheegtay ” Farxad darteed aan la alalaasay maxaa yeelay in leys xoogo leen arki jiray ee cawada xatooyo iyo guri hoos ka soo qodow aa billowday marka tuug asalow haddiisba yimid nabadaa timide alxamdulillaah dhaha” kkkkkkkkk..

tuug
Waxaa Qorey:
Bashiir Cali Xuseen

SHARE