Sawiro muujinaya in Ranveer Iyo Deepika aysan weli kala harin oo warbaahinta ay…

0
243

Ranveer Singh iyo Deepika Padukone ayaa sameeyey ficillo ay ku beeninayaan gabi ahaanba wararkii xanta ahaa ee ay saxaafaddu buunbuunineysay dhowaanahaan.
Wararkaas xanta ah ayaa sheegayey inay kala hareen Ranveer Singh iyo Deepika Padukone oo muddo dheer jaceyl uu ka dhexeeyey. Fiidnimadii Khamiistii ayaana la arkay labadooda oo gacmaha isheysta.
Sawirradaan ayaa waxaa laga qaaday ka dib markii ay kasoo bexeen xafladdii qoyska Ambani Family. Waqtigaas Ranveer wuxuu gacanta ku dheganaa Deepika isagoo hubinayey inay gaariga gasho.
Xafladdaan ayaa waxaaa sidoo kale kasoo qeyb galay shaqsiyaad magac weyn ku leh Bollywood sida Shah Rukh Khan, Alia Bhatt, John Abraham, Shraddha Kapoor iyo Sonakshi Sinha.

afar-768x614
Si kastaba ha ahaatee, wixii ugu weynaa ee ay saxaafaddu ka caddeysatay xafladdaan ayaa waxay ahaayeen in aysan weli kala harin Ranveer Singh iyo Deepika Padukone isla markaana ay been abuur yihiin wararkii xanta ahaa ee la qorayey dhowaanahaan.

seddax-1-768x746
The designer n his muse @manishmalhotra05 poses with @aliaabhatt !! #celebrities #bollywood #bollywoodactress #aliabhatt #aliaabhatt #womensfashion #manishmalhotra #fashion #indianfashion #fashionblogger #instafashion #instabollywood #aliabhattfan #aliabhattfans #aliabhattfc #aliabhattfanclub
A photo posted by iKarmik (@ikarmik) on Nov 24, 2016 at 9:50pm PST
😍Gorgeous @shraddhakapoor at isheta Ambani’s Pre-Wedding Bash Last Night ❤🔥 _ _ #shraddhakapoor#dishapatani#deepikapadukone #priyankachopra #sonakshisinha #sonamkapoor #shraddhakapoor #shahrukhkhan #salmankhan #jacquelinefernandez #bollywood #tigershroff #tigerjackieshroff #like #follow
A photo posted by Shraddha Kapoor ヅ (@shraddhakapoorr143) on Nov 24, 2016 at 11:30pm PST
Blue be my color! Wearing @anitadongre last night. Hair and makeup @niluu9999 and @sheetalfkhan #sonastylefile #desi
A photo posted by Sonakshi Sinha (@aslisona) on Nov 25, 2016 at 12:12am PST