Atariishada Alia Bhatt oo fagaare ku sheegtey in ay ka hesho Siddharth Malhotra.

0
360

Alia Bhatt farxad uma dhino madaama filimkeeda tiyaatarada saaran Dear Zindagi siweyn dadka kaga heleen fariintiisa iyo doorka ay ku leedaha.
Sidoo kalena xidigtaan waxay u taagan tahay inay marwalbo hadal xoogan abuurto markaana waxay ka dhawaajisay inay ka hesho wiilka lagu xanto Siddharth Malhotra.
Inta aadan wax walbo xukmin aqriste daawo Video-ga hoos ka muuqdo oo ay Alia Bhatt kaga jawaabeesay shirkada Google waxyaabaha ugu badan ee lagu qoray kuwaas oo Alia Bhatt quseeyeen.
Hadaba Alia waxay shirkada Google usoo diyaarisay su’aalaha ugu badan ee Google lagu qoray kuwaas oo Alia quseeyaan waxayna xidigtaan su’aal walbo kaga jawaabtay si kalsooni ka muuqato.
Alia wax yaabaha ay ka jawaabtay waa su’aal ugu badan ee xidigtaan quseyso laguna qoray barta Google-ka: