Layaab: Xaflad Aroos ka soo qeyb galayaasha lala yaabey

0
643

Arooskani oo ay kasoo qeybgaleen inkabadan 600 ruux, ayaa ka dhacay dalka Mareykanka kadib markii ay is guursadeen mid kamid ah ragga xananeeya duur joogta iyo haweeney uu jeclaa muddo 2 sano ah.
Arooskan ayaa waxaa ka qeybgalay xayawaano uu marti galiyay aroosaka kuwaasi oo marba garab ka saarnaa arooska, waxaana kamid ahaa Mas ey iyo xayawaano kale.
Arooskan waxa uu cabsi gaar ah ku abuuray dadkii lagu marti galiyay kadib markii ay arkeen Xayawaano qaar kood aysan wali arkin.
Hadaba hoos kadaawo sawiradda

arooskarooska