Sheeko Funny ah: Odeygii Isbitaalka.

0
599

Sheekadan waxaa Qorey:
Abshir Cali Warsame (Shire)
Muqdisho-Soomaaliya
Waxayna sheekada ku bilaabatey:
Hadda ka hor ayaa Oday ku soo xanuunsaday baadiye waxaa la dhigay mid ka mid ah isbitaaladda Xamar.. waxaa lagu dhayi jiray Aalkolo..
Odaygii waa reystay.. waxaa markii danbe uu noqday Diaspora Qurbo joog.. waxaa uu tagay dalka Findland.. waxaa uu raacay baabuur ay saarnaayeen dad cabsan qamri..
Odaygii kuyeh adeeroow Baabuurkaan wuxuu u soo urooyaa isbitaal isbitaal camal.. ma ogee dadka saaran oo dhan waa wada saqraan waxaa u soo uray qamriga.

SHARE