Maxaa Ka Jira In Dimitri Payet Ku Biirayo Kooxda Arsenal Bisha January?

0
202

Arsenal ayaa diyaarineysa inay dalab weyn ka gudbiso xiddiga West Ham Dimitri Payet, sida laga soo xigtay The Sun.
Xiddiga reer France ayaa ugu cadcad taageerayaasha Stadium London ka dib xilli ciyaareedkiisii cajiibka ah ugu horeysay Premier League, inkastoo uu ku guuldareystay inuu sii wato qaab ciyaareed la mid ah kii uu soo bandhigay xilli ciyaareedkii hore.
wenger-and-payet-main-300x194Jose Mourinho ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa inuu isha ku haayo laakiin West Ham ayaanan la filaynin inay fasaxaan ciyaaryahankan muhiimka ah bisha January.

Xidigan ayaan ka hortagi doona kooxda Aresenal maanta kulan ka tirsan PL, oo ay ku wada balansan yihiin.

SHARE