Madaxweynaha Galmudug oo Hambalyo u diray Prof Jawaari”Sawiro”

0
71
Loading...

Cadaado–KNN–Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado.

Madaxweyne Guuleed ayaa la sheegay inuu la kulmi doono Baarlamaanka iyo Golihiisa Wasiirada.

Sidoo kale Madaxweyne Guuleed ayaa Hammbalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

IMG_0273 IMG_0281 IMG_0283 IMG_0290 IMG_0301 IMG_0308 IMG_0314 IMG_0317 IMG_0318 IMG_0329

Radio Kulmiye

Loading...
SHARE