Arsenal oo bangiga u jabineysa si ay usoo qaadato laacib ka tirsan Dortmund

0
29
Loading...

Kooxda Arsenal ayaa sheegtay inay lacago aad u fara badan ugu tala gashay si ay u soo qaadato weeraryahanka Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang taas oo gaareysa ilaa £ 80 milyan, suuqa kala iibsiga xagaagan. Tababare Arsene Wenger ayaase wajahay tartan adag oo kaga yimaada Real Madrid, waxaana xusid mudan in dhaliyahan uu ku celiyay bishii December, inuu Radio Risaala

Loading...
SHARE