Doorashada Guddoomiye ku xigeenada oo bilaabatay

0
25
Loading...

Muqdisho-RisaalaFM- Waxaa goor dhow xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, ka bilaabatay Doorashada Guddoomiye Ku xigeenada Golaha Shacabka. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhamaantood ku sugan xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ah goobta Doorashada ay ka socoto. Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka dalka, ayaa kala ah Jeylaani Radio Risaala

Loading...
SHARE