Doorashada Guddoomiye ku xigeenada oo goor dhow bilaabanaysa

0
34
Shop the Trend - alibaba.com
Loading...

Muqdisho-RisaalaFM- Waxaa goor dhow lagu wadaa in xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, ay ka bilaabato Doorashada Guddoomiye Ku xigeenada Golaha Shacabka. Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa intooda badan ku sii xaadiray xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ah goobta Doorashada ay ka dhaceyso. Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Radio Risaala

Shop the Trend - alibaba.com
Loading...
SHARE