Trump oo laamaha sirdoonka ku eedeeyay sir dusin oo been ah

0
55
Shop the Trend - alibaba.com
Loading...

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka ayaa laamaha sirdoonka ku eedeeyay dusinta eed ah in Ruushka ay asiga waxyaabo kala hadleen. “Taasi waxay ahayd midii Naasigii Jarmalka uu sameeyay,” ayuu yiri. Wuxuu ka hadlayay eedo aan weli la cadeyn oo ah in kooxdiisa doorashada u qaabilsaneyd Ruushka uu ku dhexdhuuntay. Eeda waxaa kaloo ay ku saabsan Radio Risaala

Shop the Trend - alibaba.com
Loading...
SHARE