Shirka Golaha Amniga Qaranka oo la soo gaba gabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saaray

0
34

Muqdisho-RisaalaFM- Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa gelinkii dambe ee maanta lagu soo gaba gabeeyay shirka Golaha Amniga Qaranka, kaasi oo Arbacadii ina dhaaftay ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed ay isku raacsan yihiin Madaxdii ka qeyb gashay shirka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xigasho: Radio Risaala

SHARE