Guddiyada Joogtada BF oo su’aalo weydiiyay R.W Khayre

0
33

Muqdisho-RisaalaFM- Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiyada Joogtada, ayaa maanta si deg deg ah ugu yeeray Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Xasan Cali Khayre, si wax looga weydiiyo xiisadda toddobaadkan ku soo korortay siyaasadda dalka. Xildhibaanada ayaa la sheegay in ay aad uga caroodeen hadal ka soo yeeray Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, kaasi oo habeenkii Sabtida ka jeediyay Xigasho: Radio Risaala

SHARE