Qarax Gaari oo ka dhacay Duleedka Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay

0
71

Muqdisho-RisaalaFM- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Gaari oo casir liiqii maanta ka dhacay Degaanka Siinka-dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka. Gaariga Qarxay ayaa nuuciisa waxa uu yahay Dheyne ama baabuurta waa weyn ee xamuulka qaada, waxaana jugta Qaraxa laga maqlay Xigasho: Radio Risaala

SHARE