Shirka Golaha Wasiirada oo go’aamo muhiim ah laga soo saaray

0
39

Muqdisho-RisaalaFM- Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo, iyadoo lagu Ansixiyay sharciyo dhowr ah. Shirkan oo ahaa midka todobaadlaha ah ayaa ah kii u horeeyay ee ka dhaca meel ka baxsan magaalada Muqdisho, tan iyo markii dowladdu ay ka baxday kumeel gaarka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Xigasho: Radio Risaala

SHARE