DHAGEYSO: Xildhibaan Warfaa “Waa muhiim in la helo Ciidamo isku dhaf ah”

0
35

Muqdisho-RisaalaFM- Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka tirsan Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha Ciidamada isku dhafka ee loo soo sameynayo dalka. Waxa uu sheegay Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya in uu ka go’an yahay in ay la shaqeeyaan xukuumada, ayna ku caawiyaan howlaha ay u hayaan dalka. Sadiiq Warfaa wuxuu sheegay in ay doonayaan Xigasho: Radio Risaala

SHARE