DHAGEYSO: Muqdisho oo maanta laga xusay Afgambigii fashilmay ee Turkiga

0
36

Hal Sano ayaa ka soo wareegatay markii uu fashilmay Afgembi ciidamada Militariga dalka Turkiga ay ku doonaayeen in ay ku qabsadaan dalkaasi, waxaana Maanta qeybo badan oo dunida ka mid ah lagu qabtay munaasabado Arrintaasi lagu xusaayo. Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Safaaradda dowladda Turkiga ayaa lagu qabtay Munaasabad Ballaaran oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin Xigasho: Radio Risaala

SHARE