Albayrak oo DF ku wareejisay qalab loogu tala galay Dekeda “SAWIRRO”

0
38

Muqdisho-RisaalaFM- Shirkadda Al-bayrak ayaa maanta Dowladda Soomaaliya ku wareejisay qalab loogu tala galay Dekeda Muqdisho, kaasi oo isugu jira qalabka rarida iyo dejinta. Qalabkan oo si gaar ah loogu wareejiyay Wasiirka Dekadaha Soomaaliya Maryan Aweys ayaa isugu jira Wiishas, agab lagu qaado xamuulka, Cagaf-cagaf iyo qalab kale. Wasiirka Dekadaha Soomaaliya Maryan Aweys oo warbaahinta kula Xigasho: Radio Risaala

SHARE