22.4 C
New York
Sunday, July 23, 2017
Home Tags Naag Qayisha

Tag: Naag Qayisha

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha)Qeybta:37-aad.

Qeybta:37-aad "Ma Muusaa qaba...?" ayaan weydiiyay wiilkii yaraa, anigoo yaaban oo runsan la' hadalkiisa, " Suleeqa..!!" ayuu yiri wiilkii yaraa isagoo u yeeraya wuxuuna u...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha) Qeybta:28-aad

Qeybta:28-aad Intaan u Ilko cadeeyay Marwo Suleeqo ayaan hoos uga jeestay "Suleeqa naga raali ahoow aflagaado nagama aha eewaxaan warka ugu danleenahay Naagtaan"ayaan ku iri...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha) Qeybta:27-aad

Qeybta:27-aad "Oo ma in ay is guuradaan ayay rabaan..?" Ayaan weydiiyay Aadan, anigoo raba in aan ogolaado sababta ku kaliftay in ay bixiso biilka Joogtada...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah) Qeybta:22-aad

Qeybta:22-aad Sida uu noo soo waday wuxuu na hor istaagay gurri Filla ah oo aad u qurux badan oo aad moodo in goor dhow...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah) Qeybta 17aad

Qeybta 17-aad "Horta I daa oo fariiso aan wada hadalnee" ayuu yiri. "Alla Muusow waan ku baryayaa ee iga raali ahaow oo I cafi" ayaan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH(Qeybta:16aad)

Qeybta 16-aad Waa la wada aamusay iyadoo lawada sugayo jawaabteeda iyo sida ay ku dhaamaan doonto arrinta, Aniga waxaan aad ula yaabanaa Marwo Suleeqa...

RUNTU WAA XAL DHAB AH(Sheeko Taxane ah):Qeybta 14-aad

Qeybta 14-aad Waayo haddii uu i fahmay, miyuu iga aamusi lahaa, kol uu wax uun iga weydiinba... maya....maya...ma aamusi laheyn, wuxuu sameeyaba... Ilaahna waa...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah) Qeybta 13aad

(Qeybta 13-aad) All anigaa...!! naxdin baan la dhaqaaqi waayay...!! oo hal mar ayaa luguhii nafta laga baxshay oo ay i celin waayeen...!! waxaana...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah): Qeybta 12-aad

Qeybta 12-aad:  Intii aan isku buuqsanaa, ayaa Albaabkii Qolka ee aan ku jiray, la soo garaacay, waan naxay oo Anigoo dhanba waan isla gariiray ''Sow...

RUNTU WAA XAL DHAB AH, Qeybta 11aad

(Qeybta 11-aad) Dadkeyna sheekada dhageysanaayay dhamaanteyn waan wada Naxsaneyn,waxaan wada eegeynay Marwo Suleeq, annagoo ka sugeynay in ay sii wado sheekada si aan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH, Qeybtii-10aad

(Qeybtii-10aad) ''Waan isla gariiray...! dhulka oo dhanbaa ila dhaqaaqay...! hoosna waan uga jeestay anigoo aad isku koontaroolaya si uusan ii fahmin wiilka ila...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 5aad

Qeybtii 5-aad. "Armuu la sheekeystay oo i warsaday gabadha, in aan baxo iyo in kale...?!….Haddii ay baxdo goormey soo noqotaa...?….Ma kuu sheegtay meesh ay aaday....?...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 4aad

Qeybtii 4-aad.  ''Cajiib.....! waxaan iska ilaalin jiray in Asxaabteyda ay ogaadeen in ley qabo..!'' ayuu yiri Cumar oo sheekada wax ka dhageysanayey, isagoo la yaaban...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 3aad

Qeybtii 3aad.  "Ninka aan ilmaha u dhalay, waa midka aan hada is qabnee, markii aan is guursaneynay waan cunaayey qaadka, Sigaarkana waan cabaayey, waxaana...

RUNTU WAA XAL DHAB AH- Sheeko Gaaban- Qeybta1aad

Qeybta:1aad Markii ay dhamaatay qado sharaftii naloo sameeyay ee casuumaadda ahayd, ayaa naloo goglay qolka fadhiga ah si aan u Qayilno, maalintaasna, dadkeynaan la casuumay...

Fadlan Like saar

19,784FansLike
492FollowersFollow
- Advertisement -

MAXAA CUSUB