22.4 C
New York
Sunday, July 23, 2017
Home Tags Runtu waa xal Dhab ah

Tag: Runtu waa xal Dhab ah

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha)Qeybta:37-aad.

Qeybta:37-aad "Ma Muusaa qaba...?" ayaan weydiiyay wiilkii yaraa, anigoo yaaban oo runsan la' hadalkiisa, " Suleeqa..!!" ayuu yiri wiilkii yaraa isagoo u yeeraya wuxuuna u...

RUNTU WAA XAL DHAB AH,(Sheekada Jimcaha) Qeybta:35-aad

Qeybta 35-aad Intaan yaabay ayaan iri: "Si fican baan isku kiin aqaanaa " "Aqoon sidee ah?" "Inay Suleeqa tahay Xaaskaaga" ayuu yiri Aadan isagoo hoos...

RUNTU WAA XAL DHAB AH,(Sheekada Jimcaha) Qeybta:34-aad

Qeybta:34-aad "Laakin habar yar waxaa la yaabanahay wuxuu Nin kaaga u weydiiyay su'aashaas" ayay tiri Asli oo iyadana yaaban. "Malaha waa maseerow oo wuxuu rabay inuu...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha) Qeybta 33aad

Qeybta 33-aad "Koley isma raaci jirin Hablaha kale, balse Suleeqa waa naag yaab leh oo aad u maskaxbadan" ayuiu ku bilaabay hadlkiisii, "Waayo waxay imaan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH,(Sheekada Jimcaha)Qeybtii 32aad.

Qeybtii 32aad. Markaan Cabaar ag fadhiyay, isagiina marna i eegaayo marna iga jaeesanaayo oo uusan ila hadleynin ayaan si degen u iri "MUuse.." . Intuu kor...

RUNTU WAA XAL DHAB AH,(Sheekada Jimcaha)Qeybtii 31aad.

Qeybtii 31aad "Ma nin yiri Sumcadaad iga dishay waxaana iga dhigtay nin dhintay oo kale ayaad samaan iyo dhaqan ka sugee miyaa?" ayay tiri Haboon...

RUNTU WAA XAL DHAB AH(Sheekada Jimcaha)Qeybta:23-aad

Sixitaan: Kadib markii akhristayaasheena ay noo soo gudbiyeen fariimo ay nagu xasuusinayaan in Sheekada RUNTU WAA XAL DHAB AH labo qeyb ay ka maqan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha)Qeybta 8aad

Sixitaan: Kadib markii akhristayaasheena ay noo soo gudbiyeen fariimo ay nagu xasuusinayaan in Sheekada RUNTU WAA XAL DHAB AH labo qeyb ay ka maqan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha) Qeybta:28-aad

Qeybta:28-aad Intaan u Ilko cadeeyay Marwo Suleeqo ayaan hoos uga jeestay "Suleeqa naga raali ahoow aflagaado nagama aha eewaxaan warka ugu danleenahay Naagtaan"ayaan ku iri...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha) Qeybta:27-aad

Qeybta:27-aad "Oo ma in ay is guuradaan ayay rabaan..?" Ayaan weydiiyay Aadan, anigoo raba in aan ogolaado sababta ku kaliftay in ay bixiso biilka Joogtada...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimcaha) Qeybta:26-aad

Qeybta:26-aad Suleeqo Waa Gabar aan aad u jeclahay, mana jirto gabar kale oo aan ku doorsanaayo, Jaceylka aan u qabo dartii, Waxaana Suleeqa gacanta ugu...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Jimacaha)Qeybta:25-aad

Qeybta:25-aad "Waxaan Raacney Gaarigii yaraa ee aan wadanay, aniga oo qasan oo yaaban . INtaan is dejiyay ayaan go'aansaday inaan wax hubsado, Aadan aan wax...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah) Qeybta:22-aad

Qeybta:22-aad Sida uu noo soo waday wuxuu na hor istaagay gurri Filla ah oo aad u qurux badan oo aad moodo in goor dhow...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah) Qeybta 21-aad

Qeybta:21-aad August 7, 2016, (Dulqaadka)— "Alla ragaa…!" ayay la soo booday Naagtii kale iyadoo fiigsan oo si fiican noo eegaysas, waxaana moodaa in ka shakisay...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah)Qeybta 20-aad

Qeybta 20-aad "Weli sheekada waxbaa dhimane, anigaa idiin dhameys tiri doono" intey Marwo Suleeqo tiri ayay fadhiga qaabsameysatay "Asliyey, Habar-yar ii shub Koob biyo...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheekada Taxane ah)Qeybta 18-aad

Qeybta 18-aad "Weligeedna yaan reer la dhaqan intii aan waxaas iyo wax la mid ah ku hadaaqi lahaa…?" Ayay haddana raacisay hadalkeedii. "Oo hadda adigoo...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah) Qeybta 17aad

Qeybta 17-aad "Horta I daa oo fariiso aan wada hadalnee" ayuu yiri. "Alla Muusow waan ku baryayaa ee iga raali ahaow oo I cafi" ayaan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH(Qeybta:16aad)

Qeybta 16-aad Waa la wada aamusay iyadoo lawada sugayo jawaabteeda iyo sida ay ku dhaamaan doonto arrinta, Aniga waxaan aad ula yaabanaa Marwo Suleeqa...

RUNTU WAA XAL DHAB AH(Sheeko Taxane ah Qeybta:15aad)

Qeybta 15-aad "Mise ma cuntid oo waan kuu gefay...!!, Cajiib waxaasaa is footo ah" ayaan niyada iska iri, markaan cabaar aamusnaa oo waxa aan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH(Sheeko Taxane ah):Qeybta 14-aad

Qeybta 14-aad Waayo haddii uu i fahmay, miyuu iga aamusi lahaa, kol uu wax uun iga weydiinba... maya....maya...ma aamusi laheyn, wuxuu sameeyaba... Ilaahna waa...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah) Qeybta 13aad

(Qeybta 13-aad) All anigaa...!! naxdin baan la dhaqaaqi waayay...!! oo hal mar ayaa luguhii nafta laga baxshay oo ay i celin waayeen...!! waxaana...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah): Qeybta 12-aad

Qeybta 12-aad:  Intii aan isku buuqsanaa, ayaa Albaabkii Qolka ee aan ku jiray, la soo garaacay, waan naxay oo Anigoo dhanba waan isla gariiray ''Sow...

RUNTU WAA XAL DHAB AH, Qeybta 11aad

(Qeybta 11-aad) Dadkeyna sheekada dhageysanaayay dhamaanteyn waan wada Naxsaneyn,waxaan wada eegeynay Marwo Suleeq, annagoo ka sugeynay in ay sii wado sheekada si aan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH, Qeybtii-10aad

(Qeybtii-10aad) ''Waan isla gariiray...! dhulka oo dhanbaa ila dhaqaaqay...! hoosna waan uga jeestay anigoo aad isku koontaroolaya si uusan ii fahmin wiilka ila...

Runtu Waa Xal Dhab ah, Qeybta 9aad

(Qeybtii-9-aad) ''Waayahay ee bal noo wad sheekada'' ayay tiri Haboon. ''Galab galbaha ka mid ah'' intey tiri Marwo Suleeqo oo koobkii shaagi ahaa ay gacanta...

Bishaaro: Sheekadii Runtu waa Xal dhab ah oo dib loo bilaabayo.

Dhamaan Akhristayaasha Bogga Dulqaadka.com, Gaar ahaan Dadka Xiiseeya Sheekooyinka Jaceylka iyo arrimaha Bulshada, waxaa lagu wargelinayaa in dib loogu bilaabi doono Boggani Sheekadii Xiisaha...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 5aad

Qeybtii 5-aad. "Armuu la sheekeystay oo i warsaday gabadha, in aan baxo iyo in kale...?!….Haddii ay baxdo goormey soo noqotaa...?….Ma kuu sheegtay meesh ay aaday....?...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 4aad

Qeybtii 4-aad.  ''Cajiib.....! waxaan iska ilaalin jiray in Asxaabteyda ay ogaadeen in ley qabo..!'' ayuu yiri Cumar oo sheekada wax ka dhageysanayey, isagoo la yaaban...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 3aad

Qeybtii 3aad.  "Ninka aan ilmaha u dhalay, waa midka aan hada is qabnee, markii aan is guursaneynay waan cunaayey qaadka, Sigaarkana waan cabaayey, waxaana...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 2aad

Qeybta 2aad  Markii cabaar la kala aamusnaa oo ay hablihii gowska ku bilaabeen qaadkii, ayaa Marwo Suleeqa si degan ku tiri: '' Ma leydin ku...

Fadlan Like saar

19,784FansLike
492FollowersFollow
- Advertisement -

MAXAA CUSUB