22.4 C
New York
Sunday, July 23, 2017
Home Tags Sheeko

Tag: Sheeko

Sheeko ku saabsan dagaalkii dhex marey Kareenaa Kapoor Iyo Bipasha Basu

Dagaalkan ayaa ku bilaawday qaabka bisada iyo jiirka isku dagaalaan kadibna wuxuu sababay in mudo 7-sano ah aysan labadan atirisho wax xariir iyo wanaag...

Sheeko Yaab leh: Gabar Walaasheed Qiyaameysay, Kana Baloogtey ninkeeda.

Tani waa qiso dhab ah oo ka fog Khiyaali ah oo ka dhacday Qaahira Masar, George Qirdahi waa soo jeediyaha television Lubnan ee Caanka...

RUNTU WAA XAL DHAB AH,(Sheekada Jimcaha) Qeybta:35-aad

Qeybta 35-aad Intaan yaabay ayaan iri: "Si fican baan isku kiin aqaanaa " "Aqoon sidee ah?" "Inay Suleeqa tahay Xaaskaaga" ayuu yiri Aadan isagoo hoos...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Taxane ah) Qeybta:22-aad

Qeybta:22-aad Sida uu noo soo waday wuxuu na hor istaagay gurri Filla ah oo aad u qurux badan oo aad moodo in goor dhow...

Iam Virgin: Sheekadii Waxaan ahay Bikro ee Salmaan Khan oo

Mega Star Salman Khan ayaa ka dhawaajiyay inuusan waligiis gogol galin sidoo kalena uu hubo inuu yahay qof bikro ah (Virgin). Dabangg Khan ayaa dhawaan...

Meyd qabrigii lagu aasi lahaa ay dood ka keeneen Qabri qodayaasha...

 Tomas Pustina oo u dhashay dalka Jeek (Czech Republic) ayaa geeriyooday, kadib, markii uu wadnuhu joogsaday xilli uu hurdayey. Ninkaasi oo 38 jir ah waxa...

Daawo: Obama oo Qoob ka ciyaar la yaab leh soo bandhigey,...

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa mar kale soo jiitay indhaha dadka kadib markii laga dalbaday inuu ciyaarta qoob-ka-ciyaarka caanka ah ee TANGO loogu yeeray...

Atariishada Parineeti Chopra oo soo Afjartey xiriir Jaceyl oo ay la...

Parineeti Chopra, oo ah Atariisho magic leh ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday inay soo afjartay xiriirkii jeceyl ee kala dhaxeeyay saaxiibkeeda Maneesh...

Daawo: Nin Bidaartiisu ay soo jiidaneyso Daasadaha Qosol iyo Yaab

Nin u dhashay dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka ILinois ayaa waxa lagu arkayay xaalad naadir ah ama dhif ah iyadoo madixiisu uu soo...

Booliiska Maraykanka oo shaaciyey magaca Ninkii Soomaaliga ee ku geeriyooday...

Boliska Degmadda Tukwila ee duleedka caasimadda dalka Maraykanka ee Washington ayaa sheegay in ay xireen Haweeneydii waday gaarigii geystay shilkii uu ku geeriyooday Nin...

Muxuu salka ku hayaa Kacdoonka Qowmiyadda Oromiya ee Ethiopia?

Qowmiyadda Oromiya waxay ka mid tahay Qowmiyadaha ugu ballaaran Qowmiyadaha wada deggan dalka Ethiopia. Tirada Guud ee Qowmiyadaasi waxaa lagu sheegay  25-million oo qof, waana...

DAAWO MUUQAAL: Imaam Masjid oo Banooni Camirtay gudaha Masjidkii uu imaamka...

Muuqaal dad badan aad usoo jiitay , imaam masaajid ku yaalla xaafadda la yiraahdo “farxad” dagmada Osudar ee caasimadda Istanbul uu adeegsaday xeelad uu...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 4aad

Qeybtii 4-aad.  ''Cajiib.....! waxaan iska ilaalin jiray in Asxaabteyda ay ogaadeen in ley qabo..!'' ayuu yiri Cumar oo sheekada wax ka dhageysanayey, isagoo la yaaban...

Waa Kuwee Jilaayaasha Hollywood-ka Ka Tirsan Ee Aan Loo Ogoleyn Ineey...

HUGH JACKMAN iyo ANGELINA JOLIE: Marka ay timaado in la diyaariyo Mashruuc ama Filim Hollywoodka, waxaa jiraan Aktaro aan loo ogoleyn ineey marnaba isla shaqeeyaan...

El-Clasico, Roberto Carlos Oo Soo Buuxiyay Afartii Daafac Ee Ugu Fiicnaa...

Ka dib markii maalin kale ay sobaxday natiijada doorashada kooxdii abid ugu wanaagsaneyd kulanka lawada sugayo ee El clasico, ayaa Halyeeyga Real Madrid Roberto...

Gerard Piqué Oo Xalay Jamaahiirta Spain iyo England …..

Inta badan sanadkan 2015 kulamadii ay Spain ciyaartay waxay taageerayasha Spain gaar ahaa kuwa kooxda Real Madrid ay bartilmaameed colaadeed ka dhigteen difaaca...

Rani Iyo Preity Zinta Oo Diwali Hal Meel Ku Wada Dabaal...

Labadii atirisho ee dhamaadkii 90-kii soo wada caan baxeen sidoo kalena bilawgii qarnigan Bollywood-ka awood ku heesteen ayaa dib u kulmeen. Rani Mukerji iyo Preity...

PRDP Oo Rikoor Cusub Dhigay Maalintiisa Kowaad Gudaha Hindiya Lacagaha Uu...

Sidii la filaayay filimka Prem Ratan Dhan Payo ayaa dhigay rikoor taariikhi ah madaama uu noqday filimkii ugu horeeyay ee lacagaha ugu badan...

RUNTU WAA XAL DHAB AH- Sheeko Gaaban- Qeybta1aad

Qeybta:1aad Markii ay dhamaatay qado sharaftii naloo sameeyay ee casuumaadda ahayd, ayaa naloo goglay qolka fadhiga ah si aan u Qayilno, maalintaasna, dadkeynaan la casuumay...

Sheeko Caruureed: Daanyeer iyo Rabshoole

Rabshoole waxuu aad ujeclaa mooska. Subax kasto waxuu iskoolka u qaadan jiray moos. Maalin maal maha ka mid asiga oo usocdo iskoolka oo moos...

Fadlan Like saar

19,784FansLike
492FollowersFollow
- Advertisement -

MAXAA CUSUB